Makemake
Appearance
Makemake (Af-Soomaali: Maakemaake, astaan: )[1] waa duniyar oo laga dhex helo gadaasha meeraha Docay ee Bahda Qoraxdu Midaysay. Dunidan yari waa tan ugu wayn walxaha laga dhex helo "suunka kuiper" taasi oo leh 2/3 dhererka meeraha yar ee Bluto. Dunida Makemake ma lahan wax dayax ah, waxayna leedahay heerkul aad u qaboow badan taasi oo gaadha −243.2 °C.
Qoraalo La Mid ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Dusaa
- Docay
- Raage
- Farraare
- Cirjeex
- Uraano
- Bluto
- Waxaraxir
- Meere
- Dhul
- Cir
- Meere Dhagaxley
- Dayax
- Dayaxa meere
- Qorax
- Xidig
- Meere
- Ceres
- Haumea
- Eris
- Dhul badhe
- Cilmiga Xidigaha
- Bahda Qoraxdu Midaysay
- Qorax
- Koon
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ JPL/NASA (2015-04-22). Jet Propulsion Laboratory https://www.jpl.nasa.gov/infographics/what-is-a-dwarf-planet. Soo qaatay 2022-01-19. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)