Aboowe
Appearance
Aboowe (Af Ingiriis : brother) ama walaalka (Af Ingiriis : brother) waa qof oo dhalasho wadaag ku la ah ee lab ah. Qofka lab ah waa qof oo gus ama xiniinyo saarka ku dhex yaal.
Aboowe ama walaalka waa wiilka walaalka ah ee waalidkaa dhalay (hooyo iyo aabo). Aboowe waa lab aad wada dhalateen, laga yaabaa in xaga hooyada aad walaal ka tihiin ama dhanka aabo aad dhiig ka wadaagtaan.