Ameerikada koonfureed
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Latin Amerika)
- Boga "Latin Amerika" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ameerikada koonfureed waa qaarad ku taalo koonfurta ameerika.
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Latin Ameerika (Af Ingiriis : Latin America) waa magaca qaarada Ameerikada Koonfureed kaasi oo uu bixiyay boqor la odhan jirey Maximilian I kaasi oo ka talin jirey agagaarka wadanka maanta loo yaqaano Meksiko. Qaarada Latin Amerika waxay juquraafi ahaan dhacdaa badhtamaha khadka dhulbadhaha iyo koonfurta dhulbadhaha. Intaas waxaa dheer, dadka ku dhaqan qaaradani waxay ku hadlaan Af-Isbaanish iyo Af-Burtaqiis.
Wadamada | Magaalo madaxda |
---|---|
fanansuwela) | karakas (Caracas) |
(Barasiil) | barasiliya (Brasília) |
Arjantiina) | bonisaras (Buenos Aires) |
(Boliifia) | labaz (La Paz) |
(Ikwadoor) | quweto (Quito) |
(Peru) | liima (Lima) |
(Kolombiya) | bogota (Bogotá) |
(Baraguay) | asanasiyoo (Asunción) |
(Uruguay) | montafiidyoo (Montevideo) |
(jili) | santiyeego (Santiago) |
Wadanada Latin Ameerika
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wadanada Latin Ameerika: |
---|