Badda Marmara
Appearance
Bada Marmara Marmara Denizi | |
---|---|
Bada Marmara is located in Earth Bada Marmara | |
Meesha | Europe and Asia |
Meesha dhacdo | 40°41′12″N 28°19′7″E / 40.68667°N 28.31861°ECoordinates: 40°41′12″N 28°19′7″E / 40.68667°N 28.31861°E |
Nooca | Bad ku taal beri |
Ka soo qulqula | Webiga Simav, Biga Çayı, Nilüfer River |
Dhexmara | Dooxooyinka Turkiga |
Baaxada | 11,500 km2 (4,400 sq mi) |
Wadanka biyo fadhiisiga | Turkey |
Baaxada biyaha | 11,350 km2 (4,380 sq mi) |
Qotoda | 494 m (1,621 ft) |
Ugu godan | 1,370 m (4,490 ft) |
Cabirka biyaha | 3,378 km3 (810 cu mi) |
Gasiirad | Marmara Island, Avşa, İmral, Prince Islands, Paşalimanı iyo Ekinlik Island |
Deegaanka | Istanbul, Bursa, İzmit, Tekirdağ, Balıkesir, Çanakkale, iyo Yalova |
Badda Marmara (Af Ingiriis : ; Af Carabi : ar; Af Turki : Marmara Denizi; loogu dhawaaqo: /mərə/) waa bad u dhexeysa wadanka Turkiga labadiisa dhinac ee kala xiga qaarada Yurub iyo Aasiya kala xiga, kanaalka Bosfoor ayaa ku xira Badda Madow dhanka woqooyi, kanaalka Dardaniilna koofur galbeed ayuu kaga xiraa bada kale ee iija ama Aejen. wareegeedu wxuu gaarayaa 11 km iskuweer ah, balarkeeduna ilaa 65km,.
Intaas waxaa dheer, bada Marmara waxay leedahay gacan dhex mara caasimada Istanbul taasi oo magaaladaas u qeybisa labada dhinac ee kala raacsan qaaradaha Yurub iyo Aasiya. Guud ahaan biyaha badan waxay ku fadhiyaan baaxad dhan 11,350 km² (280 km x 80 km)[1] with the greatest depth reaching 1,370 m (4,490 ft).
Sawiro
Qoraalo Kale
Xigasho
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |